Muuse Biixi oo dhagax dhigay Mashruuc ay ku baxeyso $-17 Milyan (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xiraysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo dhan 22.5KM, taasoo dhinaca waqooyiga ka maraysa magaalada Hargeysa, islamarkaana saxmadda iyo cidhiidhiga lagaga yaraynayo caasimadda. Munaasibadda dhagax-dhigga, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay safiirro ka socda dalalka Ingiriiska, Imaaraadka, Taiwan, madaxda kala duwan ee mashruuca … Continue reading Muuse Biixi oo dhagax dhigay Mashruuc ay ku baxeyso $-17 Milyan (Sawirro)